Adeega warbixinta luuqadaha badan
Ma ugu baahantahay warbixin luuqad ajaanib ah?
Haddii aadan weli ugu hadlin si ku fillan af Jarmalka, xubnaha shaqaalaha Austrian Integration Fund ayaa kugu caawin karo ma ahan kaliya qof ahaan laakin sidoo kale taleefon ahaan, oo kugu siiyo warbixin mowduucyo kala duwan. Si fudud u buuxi meelaha hoose. Waxaa dib kuugu soo wacayo luuqadaada aad dooratay xubin shaqaalaha.
* Goobaha loo baahanyahay